21 febraayo wexey ku asteysan tahay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo waana xus si sannadle ah loo qabto si kor loogu qaado ilaalinta dhammaan luqadaha ay isticmaalaan dadyowga dacala adduunka ku nool. hambalyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed.
Click one of our representatives below to chat on WhatsApp or send us an email to info@himilouniversity.so