weli waxaa noo socda barnaamijka Sanadlaha ah ee bandhiga kuliyadaha iyadoo maanta ey soo bandhigeen ardeyda barata kuliyadda sharciga & qaanuunka maxkamad matalaad ah taasoo ey ku muujiyeen awooda aqoontooda iyo xirfadooda.















Click one of our representatives below to chat on WhatsApp or send us an email to info@himilouniversity.so