Waxaa Maanta Bilowday Barnaamijka Sanadlaha ee Bandhiga Kuliyadaha kaasoo ey ardeyda kusoo bandhigaan waxyaabaha ey bartaan waxaana lagu daah furay kuliyadda Culuumta Kumbiyuutarka & Tiknoolojiyada.
gebagebadii ayaa la gudoonsiiyay soo jeediyayaasha barnaamijyada kala duwanaa shahaadooyin.
waxaa noo xigi doono Bandhiga Kuliyadda Caafimaadka & arbacadda soo socota inshallaah.













