Wargelin Dhamaan Ardayda,
Waxaa halkaan ku cad in lasoo daayey natiijadii imtixaanka ee sanad waxbarasheedka 2022-2023 , si aad u hesho natiijadaada waxaad ku dhufataa linkigaan Click Here waxaadna u baahantahay inaad galiso ID-numberkaaga iyo fure sireedkaaga (Password) si natiijada ay kuugu soo baxdo , Ardayda Cusub sidoo kale waxaad qaybta kore ee username-ka ku qoreeysaan 4ta number ee ugu danbeeya ID-numberkaaga sidoo kale passwordkaaga waxaad ku gashaa 123 si aad natiijada u heshaan. waxii cabasho ama cilad la xariirtana ee ardayga qabsadaa waa inuu yimaadaa xafiiska imtixaanaadka
Fiiro Gaar ah : Ardayda cusub fadlan badalo furo sireedkaaga(Passwordkaaga) si uu kuugu xafidnaado. Mahadsanidiin
Guul ayaan idin rajayneynaa Dhamaantiin.