Barnaamijka sanadlaha ah ee bandhiga kuliyadaha Jaamacadda.

Iyadoo weli aan kuguda jirno barnaamijka sanadlaha ah ee bandhiga kuliyadaha Jaamacadda ayaa maanta ardeyda waaxyaha kala duwan ee kuliyadda Caafimaadka soo bandhigeen barnaamij aad u qiimo badnaa kuna muujiyeen aqoonta iyo xirfad dhisida ey ka helaan jaamacadda.

Leave a Reply

×

Hello!

Click one of our representatives below to chat on WhatsApp or send us an email to info@himilouniversity.so

× How can we help you?