May 25, 2023

Day

weli waxaa noo socda barnaamijka Sanadlaha ah ee bandhiga kuliyadaha iyadoo maanta ey soo bandhigeen ardeyda barata kuliyadda sharciga & qaanuunka maxkamad matalaad ah taasoo ey ku muujiyeen awooda aqoontooda iyo xirfadooda. #Kuliyadda_Sharciga_iyo_Qaanuunka #Himilo_Cilmi_barid_iyo_Carbin
Read More
×

Hello!

Click one of our representatives below to chat on WhatsApp or send us an email to info@himilouniversity.so

× How can we help you?