Iyadoo weli aan kuguda jirno barnaamijka sanadlaha ah ee bandhiga kuliyadaha Jaamacadda ayaa maanta ardeyda waaxyaha kala duwan ee kuliyadda Caafimaadka soo bandhigeen barnaamij aad u qiimo badnaa kuna muujiyeen aqoonta iyo xirfad dhisida ey ka helaan jaamacadda. #Himilo_Tacliin_siin_iyo_CarbinRead More
Recent Comments