May 21, 2023

Day

Gudoonka Sare ee Jaamacadda ayaa maanta xarunta jaamacadda kusoo dhaweeyay Prof.Dr.Mohamed Eno, gudoomiyaha Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya ee xarunteedu tahay magaalada beydhabi. Labada jaamacadood ayaa dhawaan heshiis iskaashi kuwada saxiixday magaalada beydhabo.
Read More
×

Hello!

Click one of our representatives below to chat on WhatsApp or send us an email to info@himilouniversity.so

× How can we help you?