May 17, 2023

Day

Waxaa Maanta Bilowday Barnaamijka Sanadlaha ee Bandhiga Kuliyadaha kaasoo ey ardeyda kusoo bandhigaan waxyaabaha ey bartaan waxaana lagu daah furay kuliyadda Culuumta Kumbiyuutarka & Tiknoolojiyada. gebagebadii ayaa la gudoonsiiyay soo jeediyayaasha barnaamijyada kala duwanaa shahaadooyin. waxaa noo xigi doono Bandhiga Kuliyadda Caafimaadka & arbacadda soo socota inshallaah. #HU_Annual_Faculties_Exhibition_2023
Read More
×

Hello!

Click one of our representatives below to chat on WhatsApp or send us an email to info@himilouniversity.so

× How can we help you?